Mannol P/L Somalia

Mannol P/L Somalia SAFE OIL SUPPLY MANNOL P/L SOMALIA

Safe Oil Supply was established in Puntland Somalia in January 2017, with the objective of importing MANNOL oils, Ester products, and high-quality engine care supplies.

MANNOL CLASSIC 10W-40Ma doonaysaa saliid tayo leh oo si wanaagsan u ilaalisa matoorka gaarigaaga?MANNOL Classic 10W-40 w...
25/09/2026

MANNOL CLASSIC 10W-40

Ma doonaysaa saliid tayo leh oo si wanaagsan u ilaalisa matoorka gaarigaaga?

MANNOL Classic 10W-40 waa saliid engine ah oo loogu talagalay inay ka caawiso ilaalinta matoorka, yaraynta xirashada qaybaha gudaha iyo in matoorku si deggan oo hufan u shaqeeyo.

Waxay ka caawisaa:
β€’ Ilaalinta qaybaha matoorka iyo yaraynta xirashada
β€’ In matoorku si wanaagsan u shaqeeyo xaaladaha kala duwan ee isticmaalka

Ku habboon baabuurta iyo matoorada u baahan saliidda 10W-40.

MANNOL Classic 10W-40 β€” Ilaalin wanaagsan iyo waxqabad la isku halayn karo.

πŸ“² Dalbo maanta
πŸ“ž 0907975860
πŸ“ž 0907847515
πŸ“ž 0907796865

22/09/2026

MANNOL TS-4 SHPD 15W-40
Gaarigaaga xamuulka ahi ma u baahan yahay saliid tayo leh?

MANNOL TS-4 15W-40 waxaa loogu talagalay matoorada Diesel-ka ee shaqada culus, si ay uga caawiso ilaalinta matoorka iyo waxqabadkiisa.

πŸ’ͺ Shaqo culus, ilaalin xooggan.

πŸ“² Dalbo MANNOL TS-4 maanta!
πŸ“ž 0907975860
πŸ“ž 0907847515

βš™οΈ Gearbox-ka automatic-ga ahi wuxuu u baahan yahay ATF sax ah.MANNOL ATF T-IV 8208 waxaa loogu talagalay automatic tran...
20/09/2026

βš™οΈ Gearbox-ka automatic-ga ahi wuxuu u baahan yahay ATF sax ah.

MANNOL ATF T-IV 8208 waxaa loogu talagalay automatic transmissions-ka u baahan Toyota T-IV specification, iyadoo ka caawinaysa gearbox-ka inuu si deggan u shaqeeyo iyo gear-ku inuu si habsami leh isu beddelo.

πŸ› οΈ Ku habboon: Automatic Gearbox
πŸ”§ Specification: Toyota T-IV
✨ Faa’iido:Waxqabad deggan & ilaalin wanaagsan

Dooro ATF ku habboon gearbox-kaaga.

πŸ“ž0907796865 |0907975860 | 0907847515

Mannol TS-4 15W-40
19/09/2026

Mannol TS-4 15W-40

MANNOL DIESEL TURBO 5W-40Ma doonaysaa saliid si fiican u ilaalisa matoorkaaga Diesel-ka ah?MANNOL Diesel Turbo 5W-40 waa...
16/09/2026

MANNOL DIESEL TURBO 5W-40

Ma doonaysaa saliid si fiican u ilaalisa matoorkaaga Diesel-ka ah?

MANNOL Diesel Turbo 5W-40 waa saliid Fully Synthetic ah oo loogu talagalay matoorada Diesel-ka, gaar ahaan kuwa leh Turbocharger.

Waxay ka caawisaa:
β€’ Ilaalinta matoorka iyo yaraynta xirashada
β€’ In matoorku si deggan oo hufan u shaqeeyo
β€’ Ilaalinta matoorka marka uu shaqaynayo culays iyo heerkul sare

Ku habboon baabuurta, SUVs, minibuses iyo light trucks.

MANNOL Diesel Turbo 5W-40 β€” Ilaalin iyo waxqabad aad ku kalsoonaan karto.

πŸ“² Dalbo maanta
πŸ“ž 0907975860
πŸ“ž 0907847515
πŸ“ž 0907796865

Mannol SAE 50 API CH-4
14/09/2026

Mannol SAE 50 API CH-4

πŸš› Matoorka diesel-kaaga ma u baahan yahay ilaalin iyo waxqabad heer sare ah? MANNOL Diesel Turbo 5W-40 waa saliid synthe...
12/09/2026

πŸš› Matoorka diesel-kaaga ma u baahan yahay ilaalin iyo waxqabad heer sare ah? MANNOL Diesel Turbo 5W-40 waa saliid synthetic ah oo loogu talagalay matoorrada diesel-ka, gaar ahaan kuwa leh turbo charger.

🚚 Dooro MANNOL Diesel Turbo 5W-40 si matoorkaagu u ahaado mid awood badan, nadiif ah, oo si hufan u shaqeeya.

πŸ“ž Contact Numbers:
πŸ“ Bosaso: 0907975860
πŸ“ Gorawe: 0907847515
πŸ“ Galkacyo: 0907535240

πŸ“ Location: Puntland, Somalia

πŸ‘‰ Nala soo xiriir maanta si aad u hesho MANNOL products.

πŸ”§ MANNOL High Temperature Grease LC2 Ester Qaybaha dhaqaaqa ee gaarigaga ama mashiinkaaga waxay u baahan yihiin xayr tay...
08/09/2026

πŸ”§ MANNOL High Temperature Grease LC2 Ester

Qaybaha dhaqaaqa ee gaarigaga ama mashiinkaaga waxay u baahan yihiin xayr tayo leh si ay uga badbaadaan xirashada iyo kulaylka badan. MANNOL High Temperature Grease LC2 Ester waxaa loo sameeyay inuu bixiyo ilaalin joogto marwalba.

βœ… U adkaysta kulaylka sare iyo culayska badan
βœ… Ka hortagta miridhka iyo daxalka
βœ… Si fiican ugu dhega qaybaha la mariyo

πŸš› Ku habboon gaadiidka xamuulka, mashiinnada warshadaha iyo qalabka beeraha.

xayr wanaagsan waxay ka dhigan tahay dayactir yar iyo cimri dheer oo mashiinkaaga ah.

πŸ“ž Nala Soo Xiriir:
πŸ“ 0907975860 | 0907847515 | 0907535240

πŸ‘‰ Dooro MANNOL High Temperature Grease LC2 Ester si aad u ilaaliso qaybaha muhiimka ah ee gaadiidkaaga iyo mashiinnadaada.

MN HYPOID L*D 85W-140 GL-5
04/09/2026

MN HYPOID L*D 85W-140 GL-5

πŸ› οΈ Ilaali qalabkaaga adigoo isticmaalaya MANNOL Universal Multipurpose Grease 8027. Grease-dan tayada sare leh waxay ku ...
02/09/2026

πŸ› οΈ Ilaali qalabkaaga adigoo isticmaalaya MANNOL Universal Multipurpose Grease 8027. Grease-dan tayada sare leh waxay ku habboon tahay gaadiidka, mashiinnada iyo qalabka culus.

🚜 Dooro MANNOL Universal Multipurpose Grease 8027 si qalabkaagu ugu shaqeeyo si hufan muddo dheer

πŸ“ž Contact Numbers:
0907975860 | 0907847515 | 0907535240

πŸ“ Location: Puntland, Somalia

πŸ‘‰ Nala soo xiriir maanta si aad u hesho MANNOL products.

Address

Boosaaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mannol P/L Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mannol P/L Somalia:

Shortcuts

Share