USS united somali students

USS united somali students dr.mayan qaasim guusha adigaa leh xil adaa mudan ardaydaada way guulaysanaysaa hamigaagana wuu rumoobayaa hadaanu nahay shacab waynaha ku taageersan welcom

25/03/2024

SOMDOCTOR waad ku mahadsan tihiin adeega sida fudud leh ee aad u qabataan bulahada πŸ‡ΈπŸ‡΄ si fudud ayaan u helay talo caafimaad, baaris caafimaad, daaween, tilmaam cafimaad, anigoo joogo goobtauda shaqo, bulshadana waan rajeynayaa in ay ka faaideesan doonaan MAHADSANIDIIN.

07/08/2018
03/06/2015

dhaman shacabka somaliyeed waxaan tacsi muruga leh la qaybsanaynaa walaalaha somaliyeed oo nabad kalyada ka doonta kenya in shalay qaarkood la qab qabtay oo si bani aadan nimada ka baxsan loo kula dhaqmay dowladu maysan ka hadlin wali waa ayaan daro ilaah hanoo xifdiyo dadkeena iyo dalkeena inshallaah.

mashallaah ilaah hanoo xifdiyo imisee mudanyihiin like......
24/06/2014

mashallaah ilaah hanoo xifdiyo imisee mudanyihiin like......

21/02/2014

Innaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, waxaan tacsi u dirayaa anigoo ka tiiraanyeysan eheladii iyo qaraabadii Allah ha u naxariistee Maxamud cabdulle Agaasimihii Guud ee xafiiska Raizulwazaaraha iyo intii kale oo maanta ku geeriyootay weerarkii fooshaxumaa ee lala beegsaday madaxtooyada Villa Somalia.

maamo maryan waa laku xasuusan doonaa mar walba iyo waqti walba waxaa tahay qof aad u damqasho badan wlhi way mudneed xi...
29/01/2014

maamo maryan waa laku xasuusan doonaa mar walba iyo waqti walba waxaa tahay qof aad u damqasho badan wlhi way mudneed xilkeeda lkn alle iyo shacabka ayaa ku jecel

07/03/2012

Address

Khartoum
0024

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when USS united somali students posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category