26/03/2026
🌸 War Farxad Leh oo Barakaysan🌸
Xarunta Al- Saaxabiyaat ee Horumarinta Aqoonta Hablaha.
waxay si sharaf leh ugu wargelinaysaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Nairobi, gaar ahaan Bahda jecel waxbarashada diinta islaamka , ee kala ah hooyooyinka iyo gabdhaha, in la qabanayo munaasabad barakaysan oo lagu lagu daahfurayo xarunta muxaadro cilmi ah
Munaasabadda waxaa marti sharaf ku ah Muftiga Soomaaliyeed, Sheekh Maxamed Cabdi umal – Aabbaha Dacwada, oo jeedin doona kalmad dardaaran iyo naseexo cilmi ah oo cinwaankeedu yahay:
📚 Dardaaran ku Socda Gabdhaha Baranaya Cilmiga Shareecada Islaamka.
📅 Maalinta: Sabti, 28 Maarso 2026
⏰ Saacadda: 9:00 subaxnimo ilaa 12:00 duhurnimo
📍 Goobta: Xaafadda *Oshirika Gagaab*, gadaasha dhismaha **Arizona, Dhismaha*372*, gudaha Xarunta Saaxabiyaat ee Horumarinta Aqoonta.
✨ Casuumaddu waxey **gaar u tahay haweenka*: hooyooyinka, gabdhaha ardayda ee baranayo cilmiga shareecada.
🌷 *fadlan Ka soo qaybgal wacan oo ka faa’iidayso wanaagsan dardaaranka qiimaha leh ee sheikha calimka ah.
📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
0119290000
0729437665
0748885655
🌼 Ku soo dhowaada gacmo furan munaasabaddan barakaysan.