Hiil-Qaran

Hiil-Qaran Somala hanolato

Shiikhow jin ninkii keena saara bay somalidu dhahdaaa.Alshabaaab Adaaa nokenaye Saar.
17/11/2019

Shiikhow jin ninkii keena saara bay somalidu dhahdaaa.
Alshabaaab Adaaa nokenaye Saar.

GOORMA AYAA GUDCUR UDHASHAY DHULKII UDUGA.waxaa doorasho hardan badan kadib doorasho kusoobaxay hogaan aan shacabwaynaha...
06/11/2019

GOORMA AYAA GUDCUR UDHASHAY DHULKII UDUGA.

waxaa doorasho hardan badan kadib doorasho kusoobaxay hogaan aan shacabwaynaha puntaland uriyaaqin Ninka Hada Gabalkiisu siidhacayo ee Siciid Abdullahi Dani 08/01/2019.
Malinkaas oo Aan dhihikarno Puntland waxa udhashay Hamyno Mugdi ah Ama sanado aan iftiin jirin.
Waxa u bilowday shacabka ku nool deeganada puntaland mamul xumo joogta iyaga iyo D.federalka oo la damcay in la iska horkeen laakiin anan lagu guulaysan Oo shabacku ka biyo diideen arintaas oo uu Dabada ka riixayo Siciid Dani.
Waxaaklo bilabatay cadaalad daro ka dhan ah shacabka iyo intii ka soo horjeeda kooxda looyaqaan aaran jaan.

Baaq
Shacabyahow waxaa tusaale wanagsan u ahaydeen bulshada soomaliyeed
Mahan in koox yar sharakii puntalnd hog aan laga garan ku rido waa inaad kacdaan oo iska qabataaan kooxda sooduushay.
Puntland cadowgeedu Hajabo

like iyo sher.

Address

Ahmed Zewal St-omarat-Giza
Cairo

Telephone

+201143896868

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil-Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiil-Qaran:

Share

Category