Shakir General Trading

Shakir General Trading Shakir General Trading is the sole agent and distributer of well-known brands from around the world.

its diverse product offering, affordable pricing, on-time deliveries, and high-quality items.

Oolyada Alpet magac ahaan way la mid tahay oolyooyinka kale, balse tayo ahaan waa duni kale.naga soo wac 323 oo si degde...
30/09/2026

Oolyada Alpet magac ahaan way la mid tahay oolyooyinka kale, balse tayo ahaan waa duni kale.

naga soo wac 323 oo si degdeg ah ku hel.

Marka aad ku safrayso taayirada Westlake, uma baahnid inaad ka walwasho daahid iyo dib u dhac.hadda soo dalbo oo ku safa...
29/09/2026

Marka aad ku safrayso taayirada Westlake, uma baahnid inaad ka walwasho daahid iyo dib u dhac.

hadda soo dalbo oo ku safar Westlake.

Taayirada Westlake waxay kuu sahlayaan inaad si raaxo leh u marto waddooyinka kala duwan, mid siman iyo mid jajaban laba...
28/09/2026

Taayirada Westlake waxay kuu sahlayaan inaad si raaxo leh u marto waddooyinka kala duwan, mid siman iyo mid jajaban labadaba.

Hadda dalbo Westlake oo safarkaaga ku raaxayso.

Goormee ayaad ogaatay in lambaradaan iyo xarfahaan laga soo gaabiyay sida hoos ku qoran?
26/09/2026

Goormee ayaad ogaatay in lambaradaan iyo xarfahaan laga soo gaabiyay sida hoos ku qoran?

Hambalyo Maandeeq!Maandeeq ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay ee bixiya jawaabta saxda ah, sidaasna ku heshay $15 abaalmar...
23/09/2026

Hambalyo Maandeeq!

Maandeeq ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay ee bixiya jawaabta saxda ah, sidaasna ku heshay $15 abaalmarin ah.

Ku xirnow boggeena oo ka qaybqaado tartamada si aad u hesho abaalmarinno joogto ah!

Ka jawaab su’aasha oo ku guuleyso $15Si aad uga qaybqaadato tartanka:✅ Follow garee bogga✅ Share garee postigan✅ Ka jawa...
22/09/2026

Ka jawaab su’aasha oo ku guuleyso $15

Si aad uga qaybqaadato tartanka:
✅ Follow garee bogga
✅ Share garee postigan
✅ Ka jawaab su’aasha

Qofka ugu horreeya ee bixiya jawaabta saxda ah, shuruudana buuxiya ayaa ku guuleysanaya $15!
tartanka wuxuu soconayaa 24 saacad.

Sharaf weyn ayay noo tahay in Shaakir General Trading lagu daray Top 25 Somali Brands of the Year 2026, iyadoo nala gudd...
21/09/2026

Sharaf weyn ayay noo tahay in Shaakir General Trading lagu daray Top 25 Somali Brands of the Year 2026, iyadoo nala guddoonsiiyay One of Five Best Consumer and Industrial Companies Award.

Abaalmarintan oo ay bixisay 5 Magazine waxay noo tahay aqoonsi ku saabsan dadaalka aan ugu jirno bixinta taayirro iyo qalab baabuur oo tayo leh, gaar ahaan Westlake Tires.

Waxaan u mahadcelineynaa 5 Magazine, waxaana sii wadi doonnaa inaan macaamiisheena u keeno tayo iyo adeeg ay ku kalsoonaan karaan.

Jimcaha waa maalin cibaado, nasiino iyo waqti la qaadasho qoys isku ah, sidaas darteed aan ku dadaalno sunnooyinka Jimca...
17/09/2026

Jimcaha waa maalin cibaado, nasiino iyo waqti la qaadasho qoys isku ah, sidaas darteed aan ku dadaalno sunnooyinka Jimcaha, qoys-kana aan siino waqti fiican.

.

17/09/2026

"Dadka u baahan inay isticmaalaan taayiro adkaysi leh waa in maskaxdooda kusoo dhacdo marka koowaad taayirada Westlake waayo waa taayiro la jaanqaadi kara cimilada dalka. Waxaan kula talinayaa inay isticmaalaan taayirada Westlake oo ay wakiil ka yihiin Shaakir General Trading "

Cabdishakuur Ibraahim Cali
Maamulaha Central Tyres

Ballanta shirka aad u ordaysay waxaa ka dhiman 9 daqiiqo, waxaa kuusoo dhacaya fariimo xasuusin ballantii ah. laakiin ga...
06/09/2026

Ballanta shirka aad u ordaysay waxaa ka dhiman 9 daqiiqo, waxaa kuusoo dhacaya fariimo xasuusin ballantii ah. laakiin gaarigii ayaa kaaga dhex damay bartanka wadada!

Waa xaaladda aad la kulmi kartid marka aadan gaarigaaga u doorin Battery tayadiisa sarreysa. 𝐈𝐍𝐂𝐎𝐄 waa xalka ku haboon gaarigaaga, waa dooqa baabuur leyda aqoonta u leh tayada batariyaasha.

hadda kasoo dalbo 323

Address

2nd Street, Bakaro
Mogadishu
323

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+25261-1111150

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shakir General Trading posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shakir General Trading:

Shortcuts

Share