24/09/2026
π€² CAAWA WAA JIMCO!
Aan u wada ducayno walaalaha Soomaaliyeed iyo dhammaan dadka muslimiinta ah ee matooradooda ay waxyeelleeyeen ooliyadaha aan tayada lahayn.
Ilaahay ha u fududeeyo, hana ugu beddelo khasaaraha khayr iyo barwaaqo. π€²
π Matoorkaaga ilaali β dooro ooliyo tayo leh oo ku habboon gaarigaaga.
π’οΈ MANNOL β Tayo lagu kalsoonaan karo
πΈπ΄ Waxaa idiin keenta GOAL β Golden Oil and Lubricant Company
π 612001177 | 612001188
π Main Office: Laba Dhagax, 30 Street, Muqdisho, Soomaaliya