Arrimaha jcylka

Arrimaha jcylka waxan diirada saari doona arimaha bulshada

24/11/2023

SUASHA jimcaha
● Sheeg magaca saxaabigii dilay aabahii oo gaal ahaa dagaal dhaxdiisa?

Asc jimco wngsan dhaman asxaapta Ducada amiinta no qabta
23/11/2023

Asc jimco wngsan dhaman asxaapta
Ducada amiinta no qabta

Asc dhammaan asxaapta ehel iyo qaraabo page kan waa page cusub waxyaabo bdn ayan kuso bandhigi doona insha allah halkan ...
22/11/2023

Asc dhammaan asxaapta ehel iyo qaraabo page kan waa page cusub waxyaabo bdn ayan kuso bandhigi doona insha allah halkan nagala socda mahadsanidiin

SHEEGwax mar soconayo marna istaagayo misna an lugo lahayn Coment iya so dhisa
22/11/2023

SHEEG
wax mar soconayo marna istaagayo misna an lugo lahayn
Coment iya so dhisa

جمعة مباركة يا احبابي وسهل الله لنا امو ر الدنيا والاخرة و غفر الله ذنوبنا وذنوب المسلمين جميعا امين
24/09/2021

جمعة مباركة يا احبابي وسهل الله لنا امو ر الدنيا والاخرة و غفر الله ذنوبنا وذنوب المسلمين جميعا امين

03/09/2021

☻︎ՏᕼᗴᗴKO Yᗩᖇ☻︎
𝗡𝗶𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗯𝗮 𝗶𝘀𝗾𝗮𝗯𝗮𝘆 𝗺𝘂𝗱𝗼 35 𝘀𝗮𝗻𝗼 𝗮𝗵 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗱𝗮𝘀 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗴𝘁𝗶 𝗹𝘂𝗴𝘁𝗮 𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗻𝗶𝗶𝗻𝗮𝘆 𝗲𝗲𝘆 𝘄𝗮𝘆𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗯𝗮𝘀𝗮𝘁𝗮𝘆 𝘀𝗶𝗱𝗶 𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗴𝗲𝗲𝗿𝗶𝘆𝗼𝗼𝘁𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗶𝗳𝗸𝗮 𝘂𝗴𝗮 𝘁𝗮𝗴𝘁𝗮𝘆 5𝘄𝗶𝗶𝗹 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗹𝗮𝘀𝗼 𝗱𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮𝘆 𝗺𝘂𝗿𝘂𝗴𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗳𝗮𝗿𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝘂𝗱𝗱𝗼 𝘀𝗮𝗻𝗮𝗱 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯 𝗯𝗮𝗮 𝘄𝗶𝗶𝗹𝗸𝗶𝗶 𝘄𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶 𝗮𝗮𝗯𝗮𝗵𝗶𝗶𝘀 -𝗔𝗮𝗯𝗼𝘄 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝗻𝗮𝗱 𝗴𝘂𝘂𝗿𝘀𝗮𝘁𝗮- 𝗹𝗸𝗻 𝗮𝗮𝗯𝗮𝗵𝗶𝗶 𝘄𝘂𝘂 𝗸𝗮 𝗯𝗶𝘆𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗰𝗲𝗹𝗰𝗲𝗹𝗶𝘀 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯 𝗮𝗯𝗲 𝘄𝘂𝘂 𝗼𝗴𝗼𝗹𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗴𝘂𝘂𝗿𝗸𝗮. 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗿𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗿 𝘆𝗮𝗿 𝘅𝗮𝗻𝗮𝗮𝗻𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗼𝘄𝗿𝗶𝘀 𝗶𝘆𝗼 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗯𝗮𝘆 𝗶𝘀𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝘀𝗶𝗱𝗶𝗶 𝗯𝗮𝘆 𝗺𝘂𝗿𝘂𝗴𝘁𝗶𝗶 𝗻𝗮𝗮𝗴𝘁𝗶𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗸𝗮𝘀𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗱𝗮𝘆𝘀𝗮𝘆 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗯𝘂 𝗱𝗵𝗮𝘅 𝗱𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝘆. 3𝗕𝗶𝗹𝗼𝗼𝗱 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯 𝗯𝘂𝘂 𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻 𝘄𝗶𝗶𝗹𝗸𝗶𝗶𝘀𝗶 𝗰𝘂𝗿𝘂𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗵𝗮 𝗸𝘂 𝗮𝗺𝗿𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗴𝗮𝘄𝗿𝗮𝗰𝗼 5𝗻𝗲𝗲𝗳 𝗼𝗼 𝗮𝗿𝗶 𝗮𝗵
𝗞𝗮𝗻 1𝗮𝗮𝗱 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝘂 𝗾𝗮𝘆𝗯𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝘀𝗮𝗸𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮
𝗸𝗮𝗻 2𝗮𝗮𝗱 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝘂 𝗾𝗮𝘆𝗯𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗲𝗿𝗶𝘀𝗸𝗮
𝗸𝗮𝗻 3𝗮𝗮𝗱 𝗶𝗻𝗮𝘆 𝗾𝗮𝘆𝗯𝘀𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀
𝗸𝗮𝗻 4𝗮𝗮𝗱 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝘂 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗿𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗮𝗿𝘂𝘂𝘀𝗸𝗮 (𝘄𝗮 𝗮𝘀𝗮𝗴𝗲𝗲) 𝘄𝘂𝘂𝗻𝗮 𝗮𝗺𝘂𝘀𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘁𝗮𝘀 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯.
𝘄𝗶𝗶𝗹𝗸𝗶 𝗯𝗮 𝘀𝗼 𝗯𝗼𝗼𝗱𝗮𝘆 𝗼𝗼 𝘆𝗶𝗿𝗶 𝗮𝗯𝗲 𝗸𝗮𝗻 5𝗮𝗮𝗱 𝗻𝗲𝗵
𝗼𝗱𝗮𝘆𝗴𝗶 𝗯𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗾𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗼 𝘆𝗶𝗿𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗱 𝘀𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗮𝘆𝗴𝗶𝗶 𝗾𝗮𝗻𝗶𝗶𝗻𝗮𝘆 𝗵𝗼𝗼𝘆𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘆𝗼 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗴𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗺𝗮𝘀𝗹𝗮𝘅𝗮𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗶𝗻 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮 😁😁😁😁😁😁

So saar jawaabta saxda ah adiga oo adeegsanayo isku dhifasho mahadsanid
16/10/2020

So saar jawaabta saxda ah adiga oo adeegsanayo isku dhifasho mahadsanid

Sheeko ad la dhici doonto insha allah :magaca sheekada GEEDKI TUFAAXAWaxa jiray geed tufaax ah oo mira bixiyay wuxu laha...
16/10/2020

Sheeko ad la dhici doonto
insha allah :

magaca sheekada
GEEDKI TUFAAXA

Waxa jiray geed tufaax ah oo mira bixiyay wuxu laha laamo so raaraca
Waxa ka helay wiil yar
Wiilku wuxu ka laalacshama lamaha geedka oo uu ku cayaarayey marba si mar wuu koraa marna wu kaso daga marki danbe wiilkii waxbarasho ayu galay geedki wu ka mashquulay lkn geedkii aya xiiso wayn u haya wiilkii yara ee ku ciyaari jiray
Maalin buu so maray wadadi uu geedka ku yiilay isago daahsan
Geedkii : sxpow malmahan kuma arag wn ku xiisay ee kalay ila cayaar
Wiilkii : wagii an kula cayaari jiray wn yaraay waxba ma qaban jirin hada lkn lacag ayan raba si an nolol ifayo u samaysto
Geedkii : wn ka xumahay ani lacag an ku siiyo ma hayo lkn waxan ku awooda mirahayga g**o iib gayso miraha halkaas ayad lacag fara badan ka helaysaa insha allah
Wiilkii wu farxay mirahii ayu gurtay wuna iib geeyay lacag fara badan ayu ka helay wuxuna dhistay mustaqbal in bdn ayuna ka maqnaay
Geedkii aya u xiisay wiilkii ku cayaari jiray
Muddo kadib waxa so laabtay wiilkii
Geedkii : wn kuu xiisay xage iga maqnayd
Waxan raba inad ila ciyaartee
Wiilkii : markaas waxan aha wiil yar hadda lkn wn waynaaday nin reer leh ayan noqday waxan raba guri an d**o ma isiin kartaa adi?
Geedkii : may. wn ka xumahay kuma siin karo guri lakin lamaha geedka g**o ka samayso guri intaas ayan kuu awooda aniga
Wiilkii : wd mahadsan tahay wuxu gurtay laamahii guri ayuna ka samaystay wuna iska tagay geedkii aya xiiso u qaday wiilkii
Lkn markaan mudo ayu maqnaaday
Wiilkii aya so laabtay isago duqoobay
Geedkii : xage iga maqneed wn kuu xiisayee
Ma igu ciyaaraysaa sxpow
Wiilkii : may. xiligaas wiil yar baan aha hada wn duqoobay wana daalanahay meel an ku nasto ayan raba ma isiinee adiga?
Geedkii : may aniga kuma siin karo wayo laamahii way iga dhamadeen lkn waxan leeyahay xidido waa wayn kuso hergal hana iga tagin mar kle halkii ayay ku noqdeen laba isla jira inta cimrigooda ka dhiman geedka iyo wiilkii yaraa
Fiira gaar ah (geedka wa waalidka)
Ilaahow no hagaaji acmasheena iyo acmasha walidiinteena AMIIN

Wa qiso jcyl ah : Waxa xariir jcyl isla fahmay wiil iyo gabarGabadha reerkoodu wa reer hanti le quruxna ilaah siiyay hal...
16/10/2020

Wa qiso jcyl ah :

Waxa xariir jcyl isla fahmay wiil iyo gabar
Gabadha reerkoodu wa reer hanti le quruxna ilaah siiyay halka wiilku uu ka dhashay reer faqri ah waxana usii dheer inu aha askari ka tirsan ciidamada milatariga ah waxay xiriirkoodu muddo wadaanba waxay isku waafaqeen in ay is guursadaan
Reerkii hodonka aha ee gabadha dhaleen way diideen in gabadhoodu gursado wiil faqri ah hadana askri milatari ah
Wiilkii aya juhdi u galay in uu reerki ka dhaadhiciyo inu yahay qof wngsan daacadna ay ka tahay rabitaanka gabadhooda
Ugu danbayn way ka ogolaadeen
Inta uunsan meherki dhicin aya wiilki milatariga aha loogu yeeray gudashada waajibadka dalka oo ah in la adayo dagaal
Wuxu u tagay reerki gabadha dhaleen si uu u macsalameeyo reerka gacalisadiisana
Wuxu u muujiyay kalgacaylka uu u qabo wuu u jilba jabsaday wuxuna ku yiri si dabacsan ma iga ogolaanaysaa inan ku mehersado inta anan u bixin safarka?
Haa ayay tiri wayna ka ogolaatay codsigiisa waxa dhacay meherkooda malmo kadib wu baxay wiilkii milatariga ahaa muddo kadib gabadhii waxay gashay shil baabuur waxayna gashay cooma oo way miyir daboolantay waxay miyir so dhashay iyadoo reerkeedi ku hareeraysan yihiin murugna ka muuqato waayo waxa isbadaly muuqalki quruxda badna ee ay lahayd gabadhooda wejigii aya burburay dhawac culusna kaso gaaray waxay isku eegtay miraayad iyada oohin la amusin waayay
Dhanka kale wiilki milatariga ahaa wuxu so diraa waraaqo iyo dhanbaal lkn jawaab ma helo tellkeeda wuxu laso daalay wicitaan lkn sidasi si lamid ah jwb wu waayay wuxu isdhahay way ka tagtay way ka dal doorsatay
Dhanka kle gabadhii waxay isku sheegtay shalay wd qurux badneed manta lkn quruxdii ma haysid maxad kula hor tagaysaa wayna murgootay ciil dartiis kali ayay noqotay
Dhanka kle Waxa so dhamaday dagaalkii waxa dalka dib ugu so laabtay wiilkii milatariga aha wuxu so abaaray gurigii gabadhii ay balanta lahayeen isago wada ifiitada arooskooda
Waxa aragtay gabadha hooyadeed waxay si hoose ugu timid gabadheeda una sheegtay in wiilkii yimid oo goor dhaw la guursanayo
Gabadhii way oyday maxa keenay xiligaan iyo wa laso dhaweeyay wuxu u dhiibay rerki ifiitadii iyo inu diyaar u yahay guurka gabadhooda qolka ayu ugu galay misna wayba sii jeesatay
Wiilki intu jilba jabsaday ayu eray dabacsan ku yiri ma iga ogolaanaysa inad nolosha ila qaybsato?
Way is celin waysay wayna so jeesatay waxayna ku tiri ma ahi qofki ku naasibi laha sidaan ayan noqday iga raali noqo.
Wuxu ugu jawaabay ma jeclaan wrjigaga o qura ee waxan jeclaaday qalbigaga hooyo ayana ila socodsiisay wixi kuso gaaray raali ayana kugu ahay
Hada nolosha ma ila qaybsanaysaa?
Way kuso booday wayna aqal galeen

THE END OF STORY

23/09/2020

Jcylku wa naxariis ilaah ku beero quluubta aadanaha inkastoo nuucyo bdn yahay (love is love)

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arrimaha jcylka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arrimaha jcylka:

Share


Other Parking Garages / Lots in Mogadishu

Show All