06/06/2026
Ganacsade Shamsadiin Xasan Muuse Waa Ganacsade da'yar oo Ka hawlgalay Doorashadii 7aad ee ka dhacday Degmada awbarre Gaar ahaan M.M.Lafacise ee aaga araabi mana suurto gasheen isaga la'aantii haduuna ka Hawlgalin Fanaaniina ka tuntay Soo dhawayntii Xildhbaanada PP ee degmada Awbarre ee Aaga Araabi M.M.Lafaciise, Waana sbaqsi Kusuntan Hawlkarnimo, Daacad, Garab istaaga Xisbiga PP Gaar ahaan Xildhinaabanada Aaga Araabi iyo Deeqsinimo wuxuuna Leeyahay Shirkada Kaargoiga Ee Isma Dhaafno oo ka shaqaysa Dalka Africa oo dhan Soodajinta Qalab kasta oo aad ubaahato waxaa laguugu keeni Gurigaaga