Haji Sead Motors

Haji Sead Motors Selling Cars

Happy International Labour Day
01/05/2026

Happy International Labour Day

Congratulations, congratulations.We wish a happy and prosperous New Year to all the people of Somaliland.The Chairman of...
31/12/2025

Congratulations, congratulations.
We wish a happy and prosperous New Year to all the people of Somaliland.
The Chairman of Haji Sead Company extends his warmest congratulations to the people of Somaliland on the arrival of the New Year.
The Chairman prays to Allah that the New Year we have entered will be one of great success and achievements. As a company, we also pray to Allah to grant us great successes this year—successes that will bring us joy and progress.
Furthermore, the Chairman extends his sincere congratulations to all institutions, ministries, and members of the public with whom we work, praying that Allah grants us all good health and well-being throughout this year.
Finally, the owner of the company calls upon the people of Somaliland to support one another, cooperate, and stand together.
All praise is due to Allah.
Communications Office
Haji Sead Company

Congratulations, CongratulationsThe owner of Haji Sead Motors , Mr. Haji Sead Ahmed Elmi, extends his heartfelt congratu...
26/12/2025

Congratulations, Congratulations
The owner of Haji Sead Motors , Mr. Haji Sead Ahmed Elmi, extends his heartfelt congratulations to all the people of Somaliland on the victory achieved today, dated 26 December 2025.
After 34 years of striving for the recognition of Somaliland, today Allah has granted us His protection and favor.
We call upon all citizens to understand that this is not the end, but the beginning. Let us safeguard peace and security, remain vigilant, and continue working closely with the national security institutions. If you notice any security disturbances, please report them immediately.
Finally, we say: Victory to Somaliland.
Communications Office
Haji Sead Motors

Tacsiانا لله وانا اليه راجعون Gudumiyaha Guud Ee Shirkada Haji Sead Motors   Mudane Haji Sead Haji Axmed Haji Elmi Waxa ...
18/10/2025

Tacsi
انا لله وانا اليه راجعون

Gudumiyaha Guud Ee Shirkada Haji Sead Motors Mudane Haji Sead Haji Axmed Haji Elmi Waxa Oo Dhambaal Tacsi Ah U Dirayaa Ilma C/Shakur Hassan Cidin Geerida Ku Timi Duqa Magalada Berbera Xaaskiisi [ Marxuumad Layla Maxamed Cabdi ] Oo Dalka Hindia Ku Geeriyootay

Dhamaan Madaxda Shirkada , Shaqlaha Shirkada Iyo Masuuliyiinta Shirkadaha Waxay Marxuumada Eebbe Uga Baryayaan In Uu Janno Fardowsa Ugo Deeqo

Ehelka, qoyska iyo asxaabta Ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiqa ah ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin

Gudumiyaha Guud Ee Shirkada Haji Sead Motors
-Mudane:H/Sead Haji Axmed Haji Elmi

Xafiiska Isgaadhsiinta Shirkada

Waa Cabsi galin uu Allah ina Cabsi galinaayo si aynu u xasuusnaano awoodiisa iyo maalinta weyn ee aynu soo ururayno.(Aay...
07/09/2025

Waa Cabsi galin uu Allah ina Cabsi galinaayo si aynu u xasuusnaano awoodiisa iyo maalinta weyn ee aynu soo ururayno.

(Aayadaha ama dhacdooyinkan waxaanu usoo dirnaa Cabsi galin.)

Mar Kay Bataan Macaasido , Danbiga , Alle Oo Laga Tago Ayuu Alle Moojiyaa Qayb Yar Oo Mid Cadhadiisa Allow Noo Naxariiso Oon Leenahay Hargaisa Lama Arkayo Waayo Cimilado Waa Roob Si Magalooyinka Kale Sida Burco Saladee Laga Jiraah Allow Noo Danbi Dhaaf Leenahay
( وَمَا نُرْسِلُ بِالآيَاتِ إِلا تَخْوِيفًا)

Xafiiska Isgaadhsiinta Haji Sead Motors
Husni Haji Sead

WELCOME HAJi SEAD  MOTORS....♧TOYOTA....TOWNACE ♧MODEL....2007♧ KM: 027 ♧CLOUR..... WHITE ♧GEAR......MANUAL ♧FUEL..........
18/07/2025

WELCOME HAJi SEAD MOTORS....
♧TOYOTA....TOWNACE
♧MODEL....2007
♧ KM: 027
♧CLOUR..... WHITE
♧GEAR......MANUAL
♧FUEL........PATROL
♧PRICE.......??????
♧STRNG.....RIGHT
♧LOCATION.......ON THE WAY
♧HRGS........NO.0633878455
♧HRGS........NO.0637157710

Waxaan guud ahaan muslimiinta ku nool daafaha caalamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabad...
05/06/2025

Waxaan guud ahaan muslimiinta ku nool daafaha caalamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidul-Adxa. Waxaanna Allah ka baryayaa inuu naga wada aqbalo camalkii samaa iyo cibaadadii aan soo gudanay Maalmihee U Danbeeyay.

Bulsho weynta Soomaaliyeed waxaan kula dar-daarmayaa in munaasabadda Ciidda awgeed ay ka qeyb qaataan farxad-gelinta iyo kaalmeynta danyarta Soomaaliyeed ee duruufaha nolosha ay ku heystaan daafaha dalka, ayna fuliyaan dardaarankii Nabiga NNKH. Sidoo kale waxaan qof walba ku boorinayaa inuu fidiyo farxadda ciidda, uuna salaan iyo bariido farxadeed gaarsiiyo qoyska, dariska, saaxiibadda dhow iyo qaraabadda.

Ciid Mubaarak, kulu caam wa antum bilkheyr. Waxaana Eebe weyne ka rajeynayaa in dhammaanteen uu ciiddan ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo horumar iyo barwaaaqo.
Ciid wanaagsan

Haaji Sead Ahmed Elmi
Coe Haji Sead Company

Xafiiska Isgaadhsiinta Shirkada Haji Sead Motors
Eit Mubarak ❤️
Haji Husni Sead

Juma Mubarak 🕌 ❤️
10/04/2025

Juma Mubarak 🕌 ❤️

Waxaan guud ahaan muslimiinta ku nool daafaha caalamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabad...
29/03/2025

Waxaan guud ahaan muslimiinta ku nool daafaha caalamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidul-Fidriga. Waxaanna Allah ka baryayaa inuu naga wada aqbalo camalkii samaa iyo cibaadadii aan soo gudanay bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Bulsho weynta Soomaaliyeed waxaan kula dar-daarmayaa in munaasabadda Ciidda awgeed ay ka qeyb qaataan farxad-gelinta iyo kaalmeynta danyarta Soomaaliyeed ee duruufaha nolosha ay ku heystaan daafaha dalka, ayna fuliyaan dardaarankii Nabiga NNKH. Sidoo kale waxaan qof walba ku boorinayaa inuu fidiyo farxadda ciidda, uuna salaan iyo bariido farxadeed gaarsiiyo qoyska, dariska, saaxiibadda dhow iyo qaraabadda.

Ciid Mubaarak, kulu caam wa antum bilkheyr. Waxaana Eebe weyne ka rajeynayaa in dhammaanteen uu ciiddan ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo horumar iyo barwaaaqo.
Ciid wanaagsan

Haaji Sead Ahmed Elmi
Coe Haji Sead Company

Xafiiska Isgaadhsiinta Shirkada Haji Sead Motors
Eit Mubarak ❤️

09/03/2025

WELCOME HAJi SEAD MOTORS....
♧TOYOTA....LAND CRUISER
♧MODEL....2025
♧ KM: 0KM
♧CLOUR..... PENSIL
♧GEAR......ABUTUMATIC
♧FUEL........DIESSAL
♧PRICE.......??????
♧STRNG.....RIGHT
♧LOCATION.......ON THE WAY
♧HRGS........NO.0633878455
♧HRGS........NO.0637157710

Address

Sharjah
Dubai

Telephone

+252659901230

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haji Sead Motors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haji Sead Motors:

Featured

Share

Category